Laawiyiintii 13:52 ~ Левит 13:52

picture

O o isna waa inuu gubaa dharkaas cudurku ku jiro, hadduu yahay dunta fidsan ama tan gudubsan oo ku jirta dharka dhogorta idaad ah ama kan wanaagsan oo linenka ah, ama wax kasta oo harag laga sameeyey, waayo, kaasu waa baras wax xaganaya, ee waa in dab lagu gubaa.


Пусть он сожжет зараженную одежду, тканую или вязаную материю из шерсти или льна, или кожаную вещь, потому что это растущая плесень – вещь нужно сжечь.

Continue reading Report error