L aakiinse haddii barta dhalaalaysaa ay jidhka sare ka cad dahay, oo muuqashadeeduna ayan dubka sare hoos u sii dhaafsiisnayn, oo meeshaas timaheeduna ayan caddaan, markaas waa in wadaadku qofkaas cudurka qaba karantiilaa intii toddoba maalmood ah.
Dar dacă pata este albă pe pielea trupului său şi nu este mai adâncă decât pielea, iar părul nu s-a albit, atunci preotul să-l închidă pe cel cu rana şapte zile.
Continue reading Report error