L aakiinse cambaartu hadday indhihiisa la ahaato inay joogsatay oo timo madoobuna ay ka bexeen, markaas cambaartu waa bogsatay, oo ninkaasuna waa daahir, oo wadaadkuna waa inuu yidhaahdaa, Ninkanu waa daahir.
Но если, по его мнению, больное место не изменилось и на нем выросли черные волосы, лишай прошел. Больной чист, и священник объявит его чистым.
Continue reading Report error