Laawiyiintii 13:34 ~ 利 未 記 13:34

picture

O o haddana maalinta toddobaad wadaadku waa inuu cambaartii fiiriyaa, oo bal eeg, cambaartu haddii ayan dubka sare ku sii faafin, oo muuqashadeeduna ayan dubka sare hoos u sii dhaafsiisnayn, markaas wadaadku waa inuu yidhaahdaa, Ninkanu waa daahir, oo isna waa inuu dharkiisa maydhaa oo uu daahir ahaadaa.


第 七 天 , 祭 司 要 察 看 頭 疥 , 頭 疥 若 沒 有 在 皮 上 發 散 , 現 象 也 不 深 於 皮 , 就 要 定 他 為 潔 淨 , 他 要 洗 衣 服 , 便 成 為 潔 淨 。

Continue reading Report error