m arkaas wadaadku waa inuu meeshaas fiiriyaa, oo bal eeg, barta dhalaalaysa timaheedu hadday caddaadeen oo nabarka muuqashadiisuna ay dubka sare hoos u sii dhaafsiisan tahay, waa baras kaasu, oo wuxuu ka soo dhex baxay meeshii gubatay, oo wadaadku waa inuu yidhaahdaa, Ninkanu waa nijaasaysan yahay, waayo, kaasu waa cudurkii baraska.
тогава свещеникът да го прегледа и ако влакната на светлото петно са побелели и то изглежда да е по-дълбоко от кожата, това е проказа, която се е развила в изгореното; свещеникът да го обяви за нечист; това е язва от проказа.
Continue reading Report error