O o haddii lacagteedu ayan wan ugu filnaynna waa inay keentaa laba qoolley ama laba xamaam oo yaryar, oo midkood waa in loo bixiyaa qurbaan la gubo aawadiis, kan kalena waa in loo bixiyaa qurbaan dembi aawadiis, oo wadaadkuna waa inuu iyada kafaaraggud u sameeyaa, oo iyana daahir bay ahaan doontaa.
Если ей не по средствам принести ягненка, пусть принесет пару горлиц или двух молодых голубей, одного для всесожжения, а другого в жертву за грех. Священник совершит для нее отпущение, и она станет чиста».
Continue reading Report error