O o isna qurbaankaas waa inuu ku bixiyaa Rabbiga hortiisa, oo waa inuu iyada kafaaraggud u sameeyaa, oo iyana dhiigbixiddeeda way ka daahirsanaan doontaa. Kanu waa sharciga ku saabsan tii dhasha ama wiil ha ahaado ama gabadhe.
Then he shall offer it before the Lord, and make atonement for her. And she shall be clean from the flow of her blood. This is the law for her who has borne a male or a female.
Continue reading Report error