Laawiyiintii 12:4 ~ ﺍﻟﻼﻭﻳﻲ 12:4

picture

O o iyadu waa inay ku sii jirtaa dhiigga isdaahirinteeda saddex iyo soddon maalmood oo kale, oo waa inayan taaban wax quduus ah, waana inayan meesha quduuska ah gelin ilamaa maalmaha isdaahirinteedu ay dhammaystirmaan.


وَتَنتَظِرُ الأُمُّ ثَلاثَةً وَثَلاثِينَ يَوماً حَتَّى يَتَوَقَّفَ نَزفُ دَمِها. فِي هَذِهِ الفَترَةِ، لا يَنبَغِي أنْ تَلمِسَ أيَّ شَيءٍ مُقَدَّسٍ، أوْ أنْ تَدخُلَ المَكانَ المُقَدَّسَ، إلَى أنْ تَنتَهِيَ فَترَةُ تَطهِيرِها.

Continue reading Report error