Laawiyiintii 11:4 ~ Левит 11:4

picture

H abase yeeshee, kuwan oo ka mid ah kuwa calyanaqsiga raamsado oo raafka jeexan leh waa inaydaan cunin, kuwaasoo ah geela, maxaa yeelay, calyanaqsiga wuu raamsadaa, laakiinse raafkiisu ma kala jeexna, haddaba isagu waa idinka nijaas.


Обаче от ония, които преживят, или от ония, които имат раздвоени копита, да не ядете следните: камилата, защото преживя, но няма раздвоени копита; тя е нечиста за вас;

Continue reading Report error