Laawiyiintii 11:10 ~ Левит 11:10

picture

L aakiinse wax alla wixii aan baalal iyo qolfo lahayn oo ku dhex jira badaha iyo webiyada, iyo waxa biyaha ku dhex dhaqdhaqaaqa oo dhan, iyo kulli waxyaalaha noolnool oo biyaha ku dhex jira oo dhammu waa idinka karaahiyo.


А все, що не має плавців та луски в морях і в річках, зо всього, що роїться в воді, і зо всього, що пливає в воді, гидота вони для вас!

Continue reading Report error