M arkaasaa Haaruun la hadlay Muuse, oo wuxuu ku yidhi, Bal eeg, maantadan ayay Rabbiga hortiisa ku bixiyeen qurbaankoodii dembiga iyo qurbaankoodii la gubayay, oo aniga waxaa igu dhacay wax sidan oo kale ah, oo maanta haddaan cuno qurbaankii dembiga, taasu Rabbiga hortiisa ma ku wanaagsanaan lahayd?
Аарон ответил Моисею: – Сегодня они принесли жертву за грех и всесожжение Господу, и все же со мной случилось такое! Неужели Господу было бы угодно, если бы я сегодня съел приношение за грех?
Continue reading Report error