Laawiyiintii 10:14 ~ Левит 10:14

picture

O o sakaarka la ruxruxo iyo bowdada sare loo qaado waa inaad meel daahirsan ku cuntaan adiga iyo wiilashaada iyo gabdhahaaga kula jiraaba, waayo, kuwaasu waa intii adiga iyo wiilashaada looga amray allabaryada qurbaannada nabaadiinada ah oo reer binu Israa'iil ay bixiyaan.


Ты, твои сыновья и дочери можете есть грудину потрясания и бедро возношения. Ешьте их на чистом месте; они даны тебе и твоим детям как ваша доля в жертвах примирения, приносимых израильтянами.

Continue reading Report error