O o waa inaad ku cuntaan meel quduus ah, maxaa yeelay, waa intii adiga iyo wiilashaadaba looga amray qurbaannada Rabbiga oo dabka lagu sameeyo, waayo, aniga sidaasaa laygu amray.
You shall eat it in a holy place, because it is your due and your sons’ due, of the sacrifices made by fire to the Lord; for so I have been commanded.
Continue reading Report error