Yoo'eel 3:8 ~ Joel 3:8

picture

o o wiilashiinna iyo gabdhihiinnaba waxaan ka iibin doonaa dadka Yahuudah, oo waxay ka sii iibin doonaan dadka reer Shebaa oo ah quruun aad u fog, waayo, Rabbiga ayaa saas ku hadlay.


and I will sell your sons and your daughters into the hand of the sons of Judah, and they shall sell them to the Sabeans, to a people far off: for the LORD has spoken it.

Continue reading Report error