Yoo'eel 3:4 ~ Иоиль 3:4

picture

H addaba Turos, iyo Siidoon, iyo kulli gobollada Falastiin oo dhammow, bal maxaad iga doonaysaan? Ma abaalgud baad ii siinaysaan? Oo haddaad ii abaalguddaan, intaan dhaqsado ayaan degdeg abaalgudkiinna madaxiinna ugu soo celin doonaa.


– Итак, что вы имеете против Меня, народы Тира и Сидона и все жители округов филистимских? Хотите ли воздать Мне возмездие? Если и воздадите Мне, то Я легко и быстро верну возмездие на ваши головы.

Continue reading Report error