D ulmigii dadka Yahuudah lagu sameeyey aawadeed ayaa dalka Masar cidlo noqon doonaa, oo dalka reer Edomna wuxuu ahaan doonaa lamadegaan abaar ah, maxaa yeelay, iyagu dhiig aan xaq qabin ayay dalkooda ku dhex daadiyeen.
Egypt will be destroyed and Edom will become a desert waste, because of the bad things done to the sons of Judah. They have killed people in the land of Judah who were not guilty of wrong-doing.
Continue reading Report error