O o wakhtigaas buuraha waxaa ka soo tifqi doona khamri macaan, oo kurahana caanaa ka soo shubmi doona, oo webiyaasha dalka Yahuudah oo dhammuna way durduri doonaan, oo guriga Rabbigana waxaa ka bixi doonta il biyo ah, wayna waraabin doontaa dooxada Shitiim.
(4-18) І станеться в день той, гори будуть кропити виноградовий сік, а підгірки стоятимуть у молоці, і всі Юдські потоки водою заб'ють, а з дому Господнього вийде джерело, і напоїть долину Шіттім.
Continue reading Report error