Yoo'eel 3:16 ~ Иоиль 3:16

picture

R abbigu Buur Siyoon buu ka qaylin doonaa, oo codkiisuu kaga hadli doonaa Yeruusaalem, oo kolkaasay samooyinka iyo dhulkuba gariiri doonaan, laakiinse Rabbigu wuxuu dadkiisa u ahaan doonaa magangal, oo reer binu Israa'iilna wuxuu u ahaan doonaa qalcad adag. Barakaynta Dadka Ilaah


Прогремит Господь с Сиона воскликнет Он громким голосом из Иерусалима, и поколеблются земля и небо. Но Господь будет убежищем для Своего народа крепостью для народа Израиля.

Continue reading Report error