Yoo'eel 2:9 ~ Иоиль 2:9

picture

M agaalada korkeeda ayay ku boodayaan, oo derbiga korkiisa ayay ku ordayaan, oo guryahay soo korayaan, oo sida tuug oo kale ayay daaqadaha ka soo galayaan.


Бегают по городу, поднимаются на стены, влезают на дома, входят в окна, как вор.

Continue reading Report error