Yoo'eel 1:14 ~ Joel 1:14

picture

H addaba soon naadiya, oo shir ku dhawaaqa, oo soo wada ururiya odayaasha iyo dadka dalka deggan oo dhan, oo waxaad isugu keentaan guriga Rabbiga Ilaahiinna ah, oo markaas Rabbiga u qayshada.


Consecrate a fast, Proclaim a solemn assembly; Gather the elders And all the inhabitants of the land To the house of the Lord your God, And cry out to the Lord.

Continue reading Report error