I yagu Rabbiga uma ay shubi doonaan qurbaanno khamri ah, oo isagana kama ay farxin doonaan. Allabaryadoodu waxay iyaga ula mid noqon doonaan sida cuntada kuwa baroorta. In alla intii wax ka cuntaana way wada nijaasoobi doonaan, waayo, cuntadoodu waxay ahaan doontaa mid ay nafsadoodu u hamuunta, oo sooma ay geli doonto guriga Rabbiga.
They will not pour out drink gifts of wine to the Lord. Their gifts of worship will not please Him. Their bread will be like the bread of those in sorrow. Everyone who eats it will be unclean, for their bread will be for themselves alone. It will not come into the house of the Lord.
Continue reading Report error