Hoosheeca 7:14 ~ Hosea 7:14

picture

O o qalbigooda igama ay baryin, laakiinse sariirahooday ku kor ooyaan. Waxay u soo wada shiraan hadhuudh iyo khamri aawadood, oo anigana way igu caasiyoobaan.


They do not cry out to Me from their heart when they cry on their beds. They come together for grain and new wine, but turn away from Me.

Continue reading Report error