Hoosheeca 5:15 ~ Осия 5:15

picture

A nigu waan tegi doonaa oo waxaan ku noqon doonaa meeshaydii, jeeray iyagu xumaantooda qirtaan oo ay i doondoonaan. Iyagoo cidhiidhi ku dhex jira ayay aad ii doondooni doonaan.


Ще си отида, ще се върна на мястото Си, докато признаят грешката си и потърсят лицето Ми; в скръбта си ще Ме търсят усърдно, като кажат:

Continue reading Report error