R eer Efrayim markuu arkay cudurkiisa, oo dadka Yahuudahna ay dhaawacooda arkeen, markaasaa reer Efrayim wuxuu tegey dalka Ashuur, oo wuxuu u cid dirsaday Boqor Yaareeb. Laakiinse isagu ma awoodo inuu ku bogsiiyo, oo dhaawacaaga kaa dawayn maayo.
“When Ephraim saw his sickness, And Judah saw his wound, Then Ephraim went to Assyria And sent to King Jareb; Yet he cannot cure you, Nor heal you of your wound.
Continue reading Report error