D adkaygu waxay u baabba'aan aqoondarro daraaddeed. Aqoonta aad diidday aawadeed ayaan adiga kuu diidi doonaa, oo innaba wadaad ii ahaan maysid, maxaa yeelay, waxaad illowday sharcigii Ilaahaaga, oo aniguna waxaan illoobi doonaa carruurtaada.
Людете Ми загинаха от нямане знание; Понеже ти отхвърли знанието, То и Аз отхвърлих тебе да Ми не свещенодействуваш; Понеже ти забрави закона на твоя Бог, То и Аз ще забравя твоите чада.
Continue reading Report error