Hoosheeca 4:3 ~ Осія 4:3

picture

O o sidaas daraaddeed ayaa dalku u barooran doonaa, oo mid kastoo dhexdiisa degganuba waa macaluuli doonaa, oo xayawaanka duurka iyo haadda samada, iyo xataa kalluunka badduna way wada baabbi'i doonaan.


Тому то в жалобу земля упаде, і стане нещасним усякий мешканець на ній з польовою звіриною й з птаством небесним, і також морські риби погинуть.

Continue reading Report error