Hoosheeca 4:1 ~ Осия 4:1

picture

D adka Israa'iilow, Rabbiga eraygiisa maqla, waayo, Rabbigu dacwad buu la leeyahay dadka dalka deggan, maxaa yeelay, dalka dhexdiisa laguma arko run, ama naxariis, ama aqoonta Ilaah toona.


Народ Израиля, слушайте слово Господа, потому что Господь осуждает вас, жители этой земли, говоря: – В этой стране нет ни верности, ни любви, ни познания Бога.

Continue reading Report error