Hoosheeca 3:1 ~ Осия 3:1

picture

M arkaasaa Rabbigu igu yidhi, Haddana tag, oo waxaad jeclaataa naag la caashaqo oo dhillo ah, sida Rabbigu u jecel yahay dadka Israa'iil in kastoo ay ilaahyo kale u jeestaan, oo ay jeclaadaan wax sabiib ah.


И сказал мне Господь: – Иди и снова прояви любовь к жене своей, хотя она блудница и ее любит другой. Люби ее, подобно тому, как Господь любит народ Израиля, хотя они обращаются к другим богам и любят их лепешки с изюмом.

Continue reading Report error