Hoosheeca 2:9 ~ Hosea 2:9

picture

H addaba sidaas daraaddeed anigu hadhuudhkayga wakhtigiisa waan ceshan doonaa, oo khamrigaygana xilligiisa waan ceshan doonaa, oo suufkayga iyo waxayga linenka ah ee cawradeeda dedi lahaana waan ka qaadi doonaa.


“Therefore I will return and take away My grain in its time And My new wine in its season, And will take back My wool and My linen, Given to cover her nakedness.

Continue reading Report error