O o anna dhulkaan iyada ku beeran doonaa, oo waan u naxariisan doonaa tii aan naxariista heli jirin, oo kuwo aan dadkayga ahaan jirin ayaan ku odhan doonaa, Idinku dadkaygaad tihiin, oo iyana waxay igu odhan doonaan, Adna waxaad tahay Ilaahayo.
And I will sow her unto me in the earth; and I will have mercy upon Loruhamah, and I will say to Loammi, Thou art my people; and he shall say, Thou art my God.
Continue reading Report error