Hoosheeca 13:15 ~ 何 西 阿 書 13:15

picture

I n kastoo uu walaalihiis dhexdooda ku dhal badan yahay, waxaa iman doonta dabayl bari ka timid, taasoo ah neefta Rabbiga oo cidlada ka soo baxaysa, oo ishiisa biyood way engegi doontaa, oo durdurkiisuna wuu iska gudhi doonaa, oo waa laga wada dhici doonaa khasnadda alaabta qaaliga ahu ugu jirto.


他 在 弟 兄 中 虽 然 茂 盛 , 必 有 东 风 刮 来 , 就 是 耶 和 华 的 风 从 旷 野 上 来 。 他 的 泉 源 必 乾 ; 他 的 源 头 必 竭 ; 仇 敌 必 掳 掠 他 所 积 蓄 的 一 切 宝 器 。

Continue reading Report error