Hoosheeca 12:11 ~ 何 西 阿 書 12:11

picture

R eer Gilecaad waa xumaan miidhan oo iyagu dhammaantood waa wax aan waxtar lahayn. Waxay Gilgaal ku allabaryaan dibiyo, oo weliba meelahooda allabarigu waa sida tuulmooyin ku dhex yaal jeexjeexyada beerta oo kale.


基 列 人 沒 有 罪 孽 麼 ? 他 們 全 然 是 虛 假 的 。 人 在 吉 甲 獻 牛 犢 為 祭 , 他 們 的 祭 壇 好 像 田 間 犁 溝 中 的 亂 堆 。

Continue reading Report error