Hoosheeca 11:9 ~ Hosea 11:9

picture

A nigu soo dayn maayo kulaylka cadhadayda, oo u soo noqon maayo inaan reer Efrayim baabbi'iyo, waayo, waxaan ahay Ilaah, oo qof aadmi ah ma ihi. Anigu dhexdiinna waxaan ku ahay Kan Quduuska ah, oo magaalada cadho la geli maayo.


I do not the fierceness of My anger, I turn not back to destroy Ephraim, For God I, and not a man. In thy midst the Holy One, and I enter not in enmity,

Continue reading Report error