R eer Efrayimow, sidee baan idiin sii dayn karaa? Dadka Israa'iilow, sidee baan idiin gacangelin karaa? Sidee baan idiinka dhigi karaa sidii Admaah? Oo sidee baan idiinka dhigi karaa sidii Seboyim? Qalbigaygii wuu igu dhex rogmadaa oo naxariis buu la dhaqaaqaa.
Как да те предам, Ефреме? Как да те изоставя, Израелю? Как да те направя като Адма? Как да те поставя като Севоим? Сърцето Ми се промени дълбоко в Мене, милосърдието Ми се запали.
Continue reading Report error