Hoosheeca 11:1 ~ Osée 11:1

picture

M arkii Israa'iil ilmo yar ahaa waan jeclaan jiray, oo wiilkaygii Israa'iil waxaan uga yeedhay dalka Masar.


Quand Israël était jeune, je l'aimais, Et j'appelai mon fils hors d'Égypte.

Continue reading Report error