O o weliba meelaha sare ee Aawen ku yaal oo dembiga dadka Israa'iil ahna waa la wada dumin doonaa. Meelahooda allabarigana waxaa ka soo kor bixi doona qodxan iyo yamaarug. Waxay buuraha ku odhan doonaan, War na qariya. Oo gumburahana waxay ku odhan doonaan, Nagu soo dhaca.
The high places of Aven, the sin of Israel, will be destroyed. Thorns and thistles will grow on their altars. Then they will say to the mountains, “Cover us!” and to the hills, “Fall on us!”
Continue reading Report error