W axay ku hadlaan erayo aan waxba ahayn, iyagoo si been ah ugu dhaaranaya markay axdiyo gelayaan. Sidaas daraaddeed xukunku wuxuu u soo bixi doonaa sidii dacarmariid ka soo baxa beerta jeexjeexeeda.
Говорят празни думи, Като се кълнат лъжливо, когато правят завети; За това, осъждението пониква като отровна плевел В браздите на нивата.
Continue reading Report error