Hoosheeca 10:2 ~ Osée 10:2

picture

Q albigoodu waa kala qaybsan yahay, oo haatan waxaa lagu heli doonaa gardarro. Meelahooda allabariga ayuu wax ku dhufan doonaa, oo tiirarkoodana wuu wada kharribi doonaa.


Leur coeur est partagé: ils vont en porter la peine. L'Éternel renversera leurs autels, détruira leurs statues.

Continue reading Report error