Hoosheeca 10:15 ~ Осия 10:15

picture

S idaas oo kalaa Beytel laydinkaga samayn doonaa, waana sharnimadiinna weyn daraaddeed. Markii waagu beryo ayaa boqorka dalka Israa'iil dhammaantiis la baabbi'in doonaa.


Така ще ви стори Ветил Поради крайното ви беззаконие; Рано Израилевият цар съвсем ще се отсече.

Continue reading Report error