Hoosheeca 10:12 ~ Осия 10:12

picture

N afsaddiinna xaqnimo wax ugu beerta, oo si naxariista waafaqsan wax u goosta, oo jabsada dhulkiinna jeexan, waayo, waa wakhti ku habboon in Rabbiga la doondoona, ilaa uu yimaado oo uu xaqnimo idinku soo dejiyo.


Посейте за себе си по правда, Пожънете с милост, Разработете престоялата си земя; Защото е време да потърсите Господа, Докле дойде и ви научи правда.

Continue reading Report error