Hoosheeca 1:9 ~ Hosea 1:9

picture

M arkaasaa Rabbigu isagii ku yidhi, Waxaad magiciisa u bixisaa Lo-Cammii, waayo, idinku dadkayga ma ahidin, oo aniguna Ilaahiin idiin ahaan maayo.


He said, “Call his name Lo-Ammi; for you are not my people, and I will not be yours.

Continue reading Report error