Hoosheeca 1:7 ~ Осия 1:7

picture

L aakiinse waxaan u naxariisan doonaa dadka Yahuudah, oo waxaan iyaga ku badbaadin doonaa Rabbiga Ilaahooda ah, oo kuma badbaadin doono qaanso, ama seef, ama dagaal, ama fardo iyo fardooley toona.


Но Я помилую дом Иуды и спасу их не луком, мечом или битвой, не конями и всадниками, а силою Господа, их Бога.

Continue reading Report error