Hoosheeca 1:6 ~ 何 西 阿 書 1:6

picture

O o haddana mar kalay uuraysatay oo gabadh bay dhashay. Markaasaa Rabbigu wuxuu isagii ku yidhi, Waxaad magaceeda u bixisaa Lo-Ruxaamaah, waayo, anigu mar dambe dadka Israa'iil u naxariisan maayo, oo sinaba u saamixi maayo.


歌 篾 又 懷 孕 生 了 一 個 女 兒 , 耶 和 華 對 何 西 阿 說 : 給 她 起 名 叫 羅 路 哈 瑪 ( 就 是 不 蒙 憐 憫 的 意 思 ) ; 因 為 我 必 不 再 憐 憫 以 色 列 家 , 決 不 赦 免 他 們 。

Continue reading Report error