Daanyeel 9:7 ~ Daniel 9:7

picture

S ayidow, xaqnimada adigaa iska leh, laakiinse annagu waxaannu leennahay qasnaan iyo ceeb sida maanta annagoo ah dadka reer Yahuudah, iyo kuwa ku dhaqma Yeruusaalem, iyo reer binu Israa'iil oo dhan, iyo kuwa dhow iyo kuwa fog oo aad dalalka kale u kaxaysay xadgudubkii ay kugu xadgudbeen aawadiis.


You are right and good, O Lord. But we are all covered with shame, all the men of Judah, the people of Jerusalem, and all Israel. The people both near and far away in all the countries where You have driven us are covered with shame because they have not been faithful to You.

Continue reading Report error