Daanyeel 9:24 ~ 但 以 理 書 9:24

picture

T oddobaatan toddobaad baa loo qabtay dadkaaga iyo magaaladaada quduuska ah, in xadgudubka la joojiyo, oo dembiyada la dhammeeyo, oo xumaanta laga heshiiyo, oo la keeno xaqnimo weligeed ah, iyo in la shaabadeeyo waxyaalo lays tuso iyo waxyaalo la sii sheego, iyo in la subko kan ugu quduusan.


為 你 本 國 之 民 和 你 聖 城 , 已 經 定 了 七 十 個 七 。 要 止 住 罪 過 , 除 淨 罪 惡 , 贖 盡 罪 孽 , 引 進 ( 或 譯 : 彰 顯 ) 永 義 , 封 住 異 象 和 預 言 , 並 膏 至 聖 者 ( 者 : 或 譯 所 ) 。

Continue reading Report error