Daanyeel 9:2 ~ Даниїл 9:2

picture

s annaddii kowaad oo boqornimadiisa ayaan anigoo Daanyeel ahu kitaabbadii ka gartay intay ahaayeen sannadihii Ilaah kala hadlay Nebi Yeremyaah, oo ku saabsanaa wakhtiga la dhammaystirayo baabbi'inta wax la baabbi'inayo Yeruusaalem, waxayna ahaayeen toddobaatan sannadood.


за першого року його царювання я, Даниїл, бачив у книгах число тих років, про які було Господнє слово до пророка Єремії, що сповниться для руїн Єрусалиму сімдесят років.

Continue reading Report error