I laahayow, dhegahaaga soo jeedi oo i maqal; oo indhahaaga kala qaad, oo bal arag baabba'ayaga, iyo magaaladii magacaaga loogu yeedhayba, waayo, annagu kugu baryi mayno xaqnimo aannu leennahay, laakiinse naxariistaada ayaannu kugu baryaynaa.
O my God, incline Your ear and hear! Open Your eyes and see our desolations and the city which is called by Your name; for we are not presenting our supplications before You on account of any merits of our own, but on account of Your great compassion.
Continue reading Report error