Daanyeel 9:16 ~ Даниил 9:16

picture

S ayidow, waan ku baryayaaye xaqnimadaada oo dhan aawadeed, Dhirifkaaga iyo cadhadaaduba ha ka leexdeen magaaladaada Yeruusaalem, oo ah buurtaada quduuska ah; waayo, dembiyadayada iyo xumaantii awowayaashayo aawadood ayaa Yeruusaalem iyo dadkaagiiba kuwo ceebaysan ugu noqdeen inta nagu wareegsan oo dhan.


Владыка, ради всей праведности Твоей, молю, отврати Свой гнев и негодование от Иерусалима, Твоего города, Твоей святой горы. Из-за наших грехов и беззаконий наших предков Иерусалим и Твой народ в презрении у всех, кто нас окружает.

Continue reading Report error