M arkaasaan indhahaygii kor u qaaday, oo waxaan arkay wan laba gees leh oo webiga hortiisa taagan; oo labada geesna way dheerdheeraayeen, laakiinse mid baa ka dheeraa midka kale; oo kii dheeraa baa markii dambe soo baxay.
Then I looked up and saw a ram with two horns standing by the river. The two horns were long, but one was longer than the other. And the longer one came up last.
Continue reading Report error