O o siyaasaddiisa ayuu khiyaanada gacantiisa kaga guulaysan doonaa; markaasuu xagga qalbiga iska weynayn doonaa, oo kuwo badan oo nabadgelyaysan ayuu baabbi'in doonaa. Wuxuu kaloo is-hor taagi doonaa Amiirka amiirrada; laakiinse waa la jejebin doonaa isagoo aan gacan la saarin.
Его хитрость даст его коварным планам успех, и он сочтет себя великим. Без предупреждения он погубит многих, и на Князя князей восстанет. Он будет сокрушен, но не человеческою рукой.
Continue reading Report error